MDAC is the premier Somali IT consulting and software development firm, delivering secure, scalable data and technology solutions by combining deep local insight with international technical rigor.
Labadi Maajo waxey dowlada Somalia daahfurtay tirakoobka dadka iyo guryaha kaasoo la qaban doono dabayaaqada sanadka 2024 sida ay sheegeen masuuliyiinta Hayada istaatistikada qaranka Somaliyeed Somalia National Bureau of Statistics. Hadaba si aan wax badan uga ogaano arıntan waxaa ka wareysanay ustaad Dahir Abdi Ali oo ah hormuudka Kuliyada dhaqaalaha ee SIMAD University